Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka Sare oo mar kale ka doodaya xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya “DHAGEYSO”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Guddoonka Aqalka sare oo kulan la yeeshay guddiga dastuurka ee baarlamaanka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale yeelanaya kulan ay kaga doodayaan xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya kaasi oo ka soo gudbay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya.

Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ayaa shalay ka hadlay aragtidooda ku aadan xeertaan, waxaana guddoonka golaha shacabka uu sheegay in xildhibaanada haray ay maanta dhiibanayaan aragtidooda ku aadan xeerkaan.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah xubnaha Aqalka Sare oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay xildhibaanada haray markii ay dhiibtaan aragtiyadooda in cod loo qaadi doono xeerkaan ka soo gudbay Golaha Shacabka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/WAREYSI-XILDHIBAAN-AQAALKA-SARE-FARTAAG-.mp3
Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga oo Ankara kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Turkiga (Sawirro)

Next Post

Golaha Wasiirada ee Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Biyo la’aan ka jirta deeganada qaar iyo sal u dhiga hananka Canshuuraha Jubbaland iyo qodobo kale “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Wasiirada ee Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Biyo la’aan ka jirta deeganada qaar iyo sal u dhiga hananka Canshuuraha Jubbaland iyo qodobo kale “SAWIRRO”

Golaha Wasiirada ee Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Biyo la'aan ka jirta deeganada qaar iyo sal u dhiga hananka Canshuuraha Jubbaland iyo qodobo kale "SAWIRRO"

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

February 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In