Magaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudaneย Cabdiraxmaanย Maxamed Cabdi Xaaashiย ย iyo Masโuuliyiin kale,waxayna kulamo kaldaduwan ay la qaateen Masโuuliyiin ka tirsan Dowladda aan walaalaha nahay ee ย dalka Turkiga .
Wasiirka oo uu wehlinayay Danjiraha Soomaliya u fadhiya dalka turkigaย danjireย Jamac Cabdullahi Maxamed Caydiidย , Senator ย Ilyas Cali Xasan iyo lataliyaha Wasiirka ย ย ayaa la qaatay kulamo kaladuwaan Wasiirka Dhaqaalaha ee dalka Turkigaย Mudaneย Nihat Zeybeciย iyo madaxaย hayโada horumarinta Caalamiga ahย Tikaย Dr Serdar ย Cam.
Wasiirka ayaa kala hadlayย Wasiirka Dhaqaalaha ee dalka Turkiga madaneย Nihat Zeybeciย ย intii uu socday shirka sidii ย loo hormarin lahaa kalluumeysiga Soomaliya,maadaama dowladda Somaaliya ay baahiweyn u qabto ka faaโidaysiga kheyraadka dalka,Si dowladda Soomaliya iyo maamul Goboleedyada ay uga faaโidaystaan kheyraadka wadanka uu leeyahay ย , shaqo abuurna loogu sameeyo dhalinyarda shaqo laโaanta ah ย ee ku nool wadanka gudihiisaย .
Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda mudaneย Cabdiraxmaanย Maxamed Cabdi Xaaashiย iyo madaxa hayโada horumarinta Caalamiga ah Tikaย Dr Serdar ย Camย ayaaย ka wada hadlay ย intii uu shirka socday sidii ay TiKaย uga caawin laheyd qalabka kalluumeysiga kalluumeysatada Soomaaliyeed,ugana hirgelin laheyd warshadaha kalluunka ย gudaha Dalka Soomaaliya,si ay bulshada Soomaaliyeed uga faaโidaystaan kheyraadka dalkooda.
Madaxa hayโada TIKAย Dr Serdarย ย ayaa si diiran u soo dhaweeyay kulanka Wasiirka ย kuna tilmaamayy wax lagu farxo,ayna ka ย goโantahay sidii ay uga hirgelin lahaayeen mashaariicy farabadan gudaha dalka Soomaaliyaย uguna horeeyo kheyraadka dalka uu leeyahay.
















