Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha naafada Soomaaliyeed oo ka hadlay xuquuqdooda-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Golaha naafada Soomaaliyeed oo ka hadlay xuquuqdooda-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Golaha naafada Soomaaliyeed ee (NDC) ayaa sheegay inay ka maqan tahay xuquuqo badan oo ay ka mid yihiin kuwo asaasi ah iyo mid siyaasadeed.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Golaha oo war Saxaafadeed ka soo saaray kulan ay ku yeesheen xafiiskooda Muqdisho, ayaa faahfaahiyay dhibaatooyinkii ay ku qabaan la dhaqanka bulshada,taasoo ay sheegeen inay ugu biireen xaqiraadda dhanka siyaasadda,maaddaama ay soo dhaw yihiin soo xulista Baarlamanka iyo  doorashooyinka madaxtinimo ee dalka.

Golaha oo ka duulaya u nuglaashaha colaadaha iyo baraca ay sababaan, ka maqnaashaha adeegyada asaasiga ah iyo caqabadaha ka haysta waxbarshada, caafimaadka iyo nolol maalmeedka kale ayaa codsaday inay helaan metelaad siyaasadeed oo caddaalad ku salaysan,lagana dhowray gacan bidxayn.

Naafada Soomaaliyeed ayaa golayaasha kala duwan ee dowladda federaalka,beesha caalamka iyo Ururrada ay quseysaba ka codsaday inay helaan metelaad siyaasadeed oo ku jaango’an tirada guud ee dadka,in la ilaaliyo xuquuqdooda asaasiga ah iyo in la meel mariyo,dastuurka dalkana lagu daro sharciga ilaalinta xuquuqda naafada.

IMG_0170-300x225 IMG_0171-300x225 IMG_0178-300x225 IMG_0179-300x225 IMG_0180-300x225 IMG_0181-300x225 IMG_0182-300x225 IMG_0183-3-300x225

Previous Post

Shirka madasha wadatashiga qaran oo maanta furmey

Next Post

Dowladda Masar oo dib u furtay marinka Rafax

Next Post
Dowladda Masar oo dib u furtay marinka Rafax

Dowladda Masar oo dib u furtay marinka Rafax

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In