Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Miisaanida dowladda ee 2019-ka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay kaga hadlayaaan Miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka.

Related posts

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta Akhrinta koowaad marsiin doona Miisaanida ay soo gudbisay Xukuumadda, sida uu Radio Muqdisho u sheegay habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Xasan Nuux.

Sidoo kale xubnaha Golaha Shacabka ayaa kulankooda maanta waxay Akrinta Sedaxaad ay marsiin doonaan Dhismaha hay’adda Naafada Qaranka.

Halkaan ka dhageyso codka Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Xasan Nuux.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/11/WARYSI-HABDHOWRAHA-BARLAMNKA.mp3
Previous Post

Maleeshiyada Al-shabaab oo jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ka socda Galgaduud

Next Post

Howlgalo Ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Hiiraan.

Next Post
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro

Howlgalo Ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Hiiraan.

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

February 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In