Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha wasiirada oo ansixiyay dhismaha guddiga madax banaan ee la dagaalanka musuq maasuqa

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirada oo ka doodaya qorshaha Xukuumadda ee 100-ka Maalmood “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha golaha wasiirada ee xukumadda federaalka Soomaaliya  oo manta kulan ku yeeshay magalaadda muqdisho   ayaa  ku anxisiyey sharciga lagu dhisayo guddiga  madax banaan ee  la dagaalanka musuq maasuq  kaas oo ay soo diyaarisay wasaradda  Cadaaladda ee xukumada Soomaaliya, waxayna meel mariyeen  in safiir loo magacaabo wasiir kii hore ee wasaarada boostadda iyo isgaariinta mudane Guleed Xuseen Qaasim.

Shirka golaha wasiiradda ee xukumada federaalka  Soomaaliya oo  shir guddimanyey Ra’iisalwasaare ku xigeenka ee dalka, mudane Maxamed Cumar Carte,  ayaa waxa ay walaac ka mujiyey  go’aanka dowlada Kenya ay ku gaartay  in ay xirto xeryaha qaxoootiga ee Dhadhaab iyo Kaakumo  oo ay ku jiraan kumaan  qaxooti Soomaali u badan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xubnaha laanta fulinta jamhuuriyadda federalka Soomaaliya  ayaa kulankooda waxaa ay ku  bogaadiyeen  howlgadda maleeshiyaadka Al-shabaab   looga xoraynayo deegaanadda  faro ku tiriska ah ee ay kaga sugan yihiin dalka , isla markaana  gargaar deg deg ah la gaarsiiyo  dadka  ku dhaqan deegaanada kooxdaas laga saaray.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo madaxda Afrika kala qeybgaley caleema saarka Madaxweyne Museveni

Next Post

Wargelin:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Berri Ku Saabsan Howsha Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Hor Taala

Next Post
DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

Wargelin:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Berri Ku Saabsan Howsha Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Hor Taala

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In