Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wasiirada oo Kulankoodii Maanta ku meel mariyay Nidaamka Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya” Dhagayso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Golaha wasiirada oo ka shiray xoojinta amniga dalka iyo arrimo kale (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Golaha wasiiradda ee Xukumadda Soomaaliya oo uu  manta shir Guddoomniyey wasiirka Amniga  gudaha Cabdirisaaq Cumar ayeey ku meel mariyeen maanta Nidaamka  siyaadda arrimaha Dibadda Soomaaliya taas oo ay soo gudbisay  wasaaradda arimaha Dibadda iyo Dhiirigalinta Maalgashiga  si loo adkeyeyo Xariirka  Dowladda Somaaliya kale dhexeya  Dowladaha iyo Ururadda Calamiga ah.

Afhayeenka  xukumadda Soomaaliya  Cabdi salaan  Axmed Caato ayaa sidaasi u sheegay warbaahinta dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Wasiirka  Wasaaradda Badroolka iyo Macdan ee Xukumadda Soomaaliya  ayaa   Golaha wasiirada  u soo guddbiyey  sharciga diiwan galinta shidaanka Soomaaliya, kaa oo dhiigi galinaya  baarista  shidaalka  dalka.

Halkaan ka Dhagayso Afhayeenka Xukuumadda.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/hhhhhhhhhh.mp3
Previous Post

Soomaaliya oo ka qaybgashay Bandhig Dhaqameed lagu soo gabagabeeyay Dalka Kuwait ka

Next Post

War Saxafadeed Guddiga Xaquuqul Insaanka ah ee Soomaaliya ku aadan munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuska xaquuqul Insaanka.

Next Post
War Saxafadeed Guddiga Xaquuqul Insaanka ah ee Soomaaliya ku aadan munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuska xaquuqul Insaanka.

War Saxafadeed Guddiga Xaquuqul Insaanka ah ee Soomaaliya ku aadan munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuska xaquuqul Insaanka.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In