Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah ugu yaalla Waddada Maka Al-mukarama oo la bur buriyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah ugu yaalla Waddada Maka Al-mukarama oo la bur buriyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka banaadir ayaa xalay howlgallo lagu bur burinayo goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah uga dhisan Waddada hareeraheeda ka ka fuliyay Wadamada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada Ilaada Deegaanka Xamar ayaa howlgalladan lagu bur burinayo goobaha sharci darrada ah ka sameeyay inta u dhexeysa Isgooysyada Jubba iyo Dabka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb qaadanayay gawaarida dowladda Hoose ee Xamar oo qashinka ka qaadayay meelaha la bur buriyay, iyadoo ujeeddada howlkan uu ahaa dib u soo celinta bilicda magaalada Muqdisho, maadaama ay caasimadda u diyaar garoobeyso marti gelinta shirar heerar caalami ah.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Taliyaha Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar Gaashaanle Sare Axmed Xuseen Mahdi oo Warbaahinta kula hadlay isgoyska dabka ayaa sheegay in howlgalkan uu sii socon doono ilaa iyo inta ay wadada hareeraheeda ka qaadayaan sandaqadaha ganacsi ee sida sharci darrada ah u yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho oo halbowlo u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Kaaliyaha duqa magaalada Muqdisho ee dhanka dowladda Hoose ee Xamar Sheekh Cumar ayaa tilmaamay in bur burinta goobaha sharci darada ah looga dhistay wadada hareeraheeda uu yahay amar ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Benaadir.

Xalay saqdii dhexe ayay ahayd markii ciidanka Ilaadaha deegaanka Xamar ay howgalladan ka fuliyeen Wadada Maka Al-mukarama, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada uu maamulka Gobolka ugu jiro dib u soo celinta bilicdii ay caasimaddu lahayd.

DSCF0661

DSCF0662

DSCF0663

DSCF0664

DSCF0665

DSCF0669

DSCF0674

DSCF0680

DSCF0682

DSCF0689

DSCF0700

DSCF0702

DSCF0705

DSCF0710

DSCF0718

DSCF0736

DSCF0737

Previous Post

Southampton oo Ka Adkaatay Kooxda Newcastle United “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In