Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

GOS oo Tababar  Muqdisho uga furtay  Tababarayasha kubadda  Kolayga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
GOS oo Tababar  Muqdisho uga furtay  Tababarayasha kubadda  Kolayga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan  ay soo qaban qaabisay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity  ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho Tababarkan  ayaa waxaa bixinaya  qabiir  ka socda  Xiriirka kubadda Kolayga  Adduunka FIBA .

Xafladda Furitaanka oo si heer sare loo soo agaasimay  waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga , Guddiga Olombikada  Soomaaliyeed  iyo XSKK, waxaana ugu horreyn goobta ka hadlay Guddoomiyaha XSKK Mudane Cabdullaahi Nuur Maxmed Cadaani waxuuna sheegay in tababarkan uu qeyb ka yahya orsho sanadeeka Xiriirka uu uguo talo galay Horumarinta macallimiinta isagoo kaashanaya GOS.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababarkan ayaa  sare loogu qaadaya  aqoonta macallimiinta kubadda Kolayga  dalka si ay usoo saaraan kooxo tayo leh, sida heerarka Iskuulada, Degmooyinka iyo gobollada dalka, Olympic Solidarity , IOC, FIBA , iyo Guddiga Olombika   Soomaaliyeed  oo u istaagay  suurto-gelinta Koorsadan .

Macalinka tababarkan Bixinaya oo u dhashay dalka Masar  ,Samy  Elsharony, oo xaflada ka hadlay ayaa yiri” Waan ku faraxsanahay inaan imaado Soomaaaliya oo dalkayga oo kale ah  isla markaana  taariikh wanaagsan ku leh kubadda Kolayga qaaradda Afrika’

Madaxa Arimaha Xiriiirada GOS Xaaji Maxamed Axmed Colow   ayaa dhankiisa tilmaamay  in tababarkan uu ka mid ah qorshaha GOS  ay sanad kasta ugu talo gashay  horumarinta  Qaybaha kale gedisan  ee xiriira  Isboortiga dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Isboortiga   Isaaq Xaaji Jimcaale oo tababarka furay, ayaa GOS  ku amaanay dadaalka ay ugu jirto  soo saarista macallimin ay tayenayso Aqoontooda.

Previous Post

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga iyo Xoojinta habka Mideynta Canshuuraha dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay+Sawirro

Next Post

Toogasho sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Kanada

Next Post
Toogasho sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Kanada

Toogasho sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Kanada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In