Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Arrimaha Gudaha BJFS oo kulan la qaatay Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Arrimaha Gudaha BJFS oo kulan la qaatay Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su’aalo weydiin ah la qaatay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan Wada hadallada Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Ergayga ayaa Guddiga warbixin ka siiyey Sooyaalka Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland iyo sidoo kale ahmiyadda ay wadahadalaas uleeyihiin Ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

“Wadatashiyada waxaa ay bud-dhig u yihiin in la helo arragti loo dhanyahay iyo siyaasad mideysan oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ka yeeshaan Wadahadallada Somaliland” ayuu yiri Mudane Guuleed oo ka warbixiyey kulanka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay Kuliyadda Ciidamada ee Turki-Som “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay George Conway oo ka tirsan Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay George Conway oo ka tirsan Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay George Conway oo ka tirsan Qaramada Midoobay "SAWIRRO"

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In