Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan nabadda islamarkaana ay ka digtoonaadaan wax kasta oo abuuri kara xasilooni daro.

Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka oo sii hadlay ayaa si gaar ah uga hadlay dagaalada dhawaan ka kala dhacay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo uu sheegay in xiligani aan loo baahneyn in dagaalo uu dhex maro dad Soomaaliyeed sidaasi daraadeed waxa uu ku baaqay in si shuruud laโ€™aan ah loo joojiyo dagaalada ku saleysan beelaha.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Ismaaciilย Macalin Muuse ayaa dhinaca kale ka hadlay waxqabadka guddiga ee sanadkii tagay oo uu sheegay in guddiga dadaalo badan uu ku bixiyay sidii loo joojin lahaa colaado ka dhacay qaar ka mid ah gobolada dalka, sida Sh/hoose, iyo Hiiraan oo uu tilmaamay in ay ku guuleystaan joojinta colaadahaasi dhacayay waagaa.

Guddiga dib u hishiisiinta Qaranka ayaa dadaal badan ku bixiyay ย joojinta marka colaado ay dhex maraan beelo walaala ah oo wada daga.

Previous Post

Daawo Sawirada Waax Ka Mid Ah Warta Nabadda Iyo Hoolka Shirarka Dharkeynley Oo Xariga Laga Jaray

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In