Friday, December 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan nabadda islamarkaana ay ka digtoonaadaan wax kasta oo abuuri kara xasilooni daro.

Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka oo sii hadlay ayaa si gaar ah uga hadlay dagaalada dhawaan ka kala dhacay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo uu sheegay in xiligani aan loo baahneyn in dagaalo uu dhex maro dad Soomaaliyeed sidaasi daraadeed waxa uu ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalada ku saleysan beelaha.

Related posts

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025

Ismaaciil Macalin Muuse ayaa dhinaca kale ka hadlay waxqabadka guddiga ee sanadkii tagay oo uu sheegay in guddiga dadaalo badan uu ku bixiyay sidii loo joojin lahaa colaado ka dhacay qaar ka mid ah gobolada dalka, sida Sh/hoose, iyo Hiiraan oo uu tilmaamay in ay ku guuleystaan joojinta colaadahaasi dhacayay waagaa.

Guddiga dib u hishiisiinta Qaranka ayaa dadaal badan ku bixiyay  joojinta marka colaado ay dhex maraan beelo walaala ah oo wada daga.

Previous Post

Daawo Sawirada Waax Ka Mid Ah Warta Nabadda Iyo Hoolka Shirarka Dharkeynley Oo Xariga Laga Jaray

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
0

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo...

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka...

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

December 12, 2025
0

Guddigga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.isagoo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah, awoodaha uu siinayo dastuurka JFS ,sharciga doorashooyinka qaranka,...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

December 11, 2025
0

Tripoli, 11 December 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeybgaley...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In