Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo bogaadiyay hannaankii ay u dhacday doorashadii lagu qabtay Dhuusamareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii  xubnaha Aqalka Sare  ee Galmudug maanta ka qabsoontay.

Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Aadan Dagaal Safiina ayaa  sheegay  in la qabtay  doorashada lix Kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare  ee deegaan doorashadoodu tahay  Galmudug oo ay ku tartamayeen  12 musharax, kaasi oo ay soo baxeen 6 Senator  kadib markii  ay  tanaasuleen  lixda  musharax  ee  kale.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Mudane Axmed Aadan Dagaal ayaa xusay in Barlamaanka Galmudug ay ku doorteen xubnaha soo baxay cod gacan tag ah, isla markaana ay doorashadu u dhacday sidii loogu talagalay, isagoo Baarlamaanka Galmudugu uga mahadceliyay sida ay u guteen waajibaadkii loo igmaday.

Afhayeenka Guddiyada doorashooyinka Axmed Safiina Gudiga oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in Guddiga uu Madaxweynaha Galmudug ka codsanayo in uu soo dhameystiro labada kursi ee ka hartay guud ahaan Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Galmudug.

Previous Post

Federal Government of Somalia boosts efforts to vaccinate communities against COVID-19

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra'iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In