Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga goobaha doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatay Saraakiisha Ciidamada Loo xilsaaray Amniga Doorashooyinka oo isugu jira Booliska Soomaaliya  iyo kuwa AMISOM.

Guddiga iyo saraakiisha ayaa iska xog wareeysatay sida ugu wanaagsan ee loo sugi karo Amniga Goobaha ay ka dhacayaan doorashada Aqalka sare, si loo xaqiijiyo Amniga Gobahaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhanka kale Guddiga Hirgellinta Doorashada heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee u xilsaaran Qabashada Doorashada Aqalka Sare ayaa Shir ku yeeshey Magaalada Baydhabo.

Kulankaasi ayaa waxaa Shirka Shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka K.G.S, Mudane Yusuf Cabdulqadir Maxamed, Waxana Looga Hadlay Xoojinta Wadashaqeynta Guddiyada Doorashooyinka.

Previous Post

Mareykanka oo sheegay in Balaayiin dollar ay ku bixiyeen qalabeynta Malateriga Ciraaq

Next Post

Shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Dhuusamareeb

Next Post
Shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Dhuusamareeb

Shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Dhuusamareeb

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In