Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Doorashooyinka qaranka oo sheegay inay furantahay qabashada araajida kuraasta ka banaan golaha shacabka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in musharixiinta u tartamaya saddax kursi oo ka banaan Golaha shacabka looga baahan yahay inay isasoo diiwaan galiyaan ilaa 5-ta Bisha soo socota ee Febraury ,odayaasha dhaqankana looga baahan yahay inay soo gudbiyaam liiska Ergada doorashada ka qeybgalaya.

“laga bilaabo maanta oo ah 31-Janaury laga bilaabo ilaa inta laga gaarayo shanta Bisha soo socota ayay musraxiinta kuraasta u tartamaya fursad u hesytaan inay isasoo diiwaan galiyaan si shahaadooyin loo siiyo ,odayaashii ku jiray 135-ta oday ayagana waa inay soo gudbiyaan magacyada Ergada si loo guda galo doorashada kuraasta ka banaan Golaha shacabka oo degaan doorashoodu kala tahay Muqdisho,Kismaayo iyo Cadaado” sidaas ayay hadalkeeda sii raacisay Gudoomiye Xaliimo Yarey.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sidookale sheegtay in Guddigu si cadaalad kujirto oo korjoogto kala duwan  iyo Warbaahintu goobjoog ka yihiin uu u qaban doono doorashada Kuraastaas ka bannaan Goolaha Shacabka.

dhawaan ayaa Guddiga Doorashooyinka Qaranka magaalada waxa uu Magaalada Jowhar ku qabtay  Doorashada kursi kamid ahaa kuwa ka banaan Golaha Shacabka oo uu ku guuleystay Xildhibaan Nuur Iidow Beyle.

Previous Post

Guddoonka aqalka sare oo heshiis la saxiixday hay’ad baarlamaanka kala shaqeysa hormarinta sharciyada.SAWIRO”

Next Post

5 Qodob oo Soomaaliya ay ka faa’iidday ka qeyb galka Shirka Madaxeedka 30aad ee Afrika

Next Post
5 Qodob oo Soomaaliya ay ka faa’iidday ka qeyb galka Shirka Madaxeedka 30aad ee Afrika

5 Qodob oo Soomaaliya ay ka faa’iidday ka qeyb galka Shirka Madaxeedka 30aad ee Afrika

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In