Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharixiinta u taagan tartanka kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay soo buuxiyeen shuruudaha musharaxnimada.
Doorashada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si hufan uga socota dhamaanba gobolada Dalka.