Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Farsamada ee Mamaul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo tababar u furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furtay xubno ka socda guddiga farsamada maamul u samaynta gobolada Dhexe ee dalka.

Tababarkaan oo socon doona muddo shan cisho ah ayaa Mas’uuliyiintii ka hadashay waxa ay bogaadiyeen Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdifitaax Daahir Mire oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in u jeedka tababarka uu yahay in labaro sida ugu haboon ay u wajihi lahaayeen samaynta maamullo loo dhanyahay.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Mudane Cali Abtidoon Xalane oo ka hadlay furitaanka tababarkaan ayaa kula dar-daarmay Guddiga in ay sii xoojiyaan dadaal kooda ku aadan dhamaystirka maamulka.  

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dr Ismaaciil Jimcaale ayaa Xusay in Wasaaraddu ay dadaal ugu jirto Hirgelinta Nidaamka federaalka oo Dalka oo dhan uu yeesho  ka hor  sanadka 2016 ka.

Dadaalada lagu doonayo in Maamul ay u wada dhanyihiin Bulshada degta Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa bilihii ugu dambeeeyay waxa ay ka socdeen Gudaha Dalka iyo Dibadiisa.

Previous Post

Tartan Isbortis oo lagu soo gebagebeeyay degmada Jalalaqsi

Next Post

Danjire Nicholas Kay oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha

Next Post

Danjire Nicholas Kay oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In