Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gaarka ah arrimaha Xabsiga dhexe ee Xamar ee Golaha Shacabka oo la kulmay Duqa Caasimadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga gaarka ah arrimaha Xabsiga dhexe ee Xamar ee Golaha Shacabka oo la kulmay Duqa Caasimadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gaarka ah ee Arrrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la-yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, kulankan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Bashiir Cabdi Maxamed (Ameerika).

Intii uu socday kulanka, Guddoomiye Yuusuf Madaale ayaa warbixin guud ka siiyay  Guddiga, wuxuuna aad ugu dheeraaday waxyaabihii ay horay uga qabteen Xabsiga, isla markaana mudnaan gaar ah siin doonnaan Xaaladda Xabsiga, si la mid ah sida maamulka gobolka muhiimadda u siiyo Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Ugu Dambeyn Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Bashiir Cabdi Maxamed ayaa u mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka qaabkii wanaagsaneyd ee uu uga waramay inta uu kala socdo xaaladda ka jirta Xabsiga, sidoo kale wuxuu sheegay inuu ka rajeynayo in warbixin dhameystiran uu Guddiga kula soo laabto kadib marka uu booqdo Xarunta Xabsiga Dhexe ee Xamar

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirweynaha Cuntada 

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda FS iyo Madaxda Galmudug oo kormeeray deegaan laga xoreeyay khawaarijta

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda FS iyo Madaxda Galmudug oo kormeeray deegaan laga xoreeyay khawaarijta

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda FS iyo Madaxda Galmudug oo kormeeray deegaan laga xoreeyay khawaarijta

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In