Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmad Qaran oo qabtay munaasabad lagu taakulaynayey Dadkii  hantida uga burburtay Qaraxii Soobe-2

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmad Qaran oo qabtay munaasabad lagu taakulaynayey Dadkii  hantida uga burburtay Qaraxii Soobe-2
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gurmad Qaran oo uu Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xamse Cabdi Bare magacaabay iyo Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta qabtay Munaasabad lagu taakulaynayey Dadka ay hantida uga burburtay Qaraxii Soobe.

Waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ahne Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Gurmad Qaran, Guddoomiyaha Haweenka Soomaaliyeed Batuule Sheekh Axmed Gabale , Wakiilka ganacsatada iyo Wakiilka Dhallinyarada oo ka mid ahaa Guddiga Gurmad Qaran.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ka mid ah Guddiga Gurmad Qaran ayaa u mahadceliyey dhamaan ummadii Soomaaliyeed oo dhaqaale ku tabarucay Gurmadka Qaran iyo Howlwadeenada Hay’adda SoDMA iyo Xarunteeda Howlgalada Gurmadka Degdegga ah (NEOC) oo maalintii qaraxu dhacay ilaa hada ka shaqeeynayey Gurmadka Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheikh Cabdiqaadir oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Guddiga Gurmad Qaran ayaa ka tacsiyeeyey dhamaan intii ku dhimatay, sidoo kale sheegay in Guddiga Gurmad Qaran ay ku wareejinayaan dhaqaale ay Guddigu ugu talagashay in ay kab uga dhigtaan hantidii uga burburtay Musiibaddi Soobe-2 <span;>ee ka dhacay Isgoyska Soobe 29-kii Oktoobar 2022.

Previous Post

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay eedeysane horey dil u geystay

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo Wakiilada Beesha Caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo Wakiilada Beesha Caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo Wakiilada Beesha Caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha Dowladda

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In