War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa guddiyada doorashada ee Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ka dalbaday in 48-saac gudahood ay ku bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ama bulshada ay u cadeeyaan sababta ka hor taagan inay bilaabaan doorashada.
Ra’iisul Wasaare Xamse oo isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha...