Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.

Wasiir Goodax Barre ayaa warbixin ku aadan horumarada iyo wixii u qabsoomay Wasaaradda Waxbarashada mudada uu joogay siiyay Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare,waxaana Wasiirka su’aalo laga weydiiyay arrimo badan oo quseeya wasaaradda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku dheeraaday ka hadalka warbixinta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya wixii u qabsoomay,waxa u dhiman iyo halka ay hiigsaneyso.

Sidoo kale,Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in Guddiga ay daneynayeen iney xog ogaal u noqdaan mashaariicda waxbarasho meelaha ay ka socdaan,tacliintya sare ee jaamacadaha,dhaqanka,Hidaha,heerarka waxbarasho ee federaal.

Gudoomiyaha Guddiga horumarinta adeega bulshada ,arrimaha bini’aadanimada ,warfaafinta iyo dhaqanka golaha Aqalka sare BFS Axmed Macallin axmed (Nadiir) ayaa wasiirka uga mahadceliyay warbixinta faah faahsan ee xaga waxbarashada ee gudiga uu siiyay.

Gudiga horumarinta adeega bulshada ,arrimaha bini’aadanimada ,warfaafinta iyo dhaqanka golaha Aqalka sare BFS iyo Wasaarada waxbarashada xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa isku afgartay iney si hufan u wada shaqeeyaan.

Previous Post

Hoggaanka Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo ka hadlay go’aankii Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Danjire Nicholos Haysom

Next Post

Tirada rasmiga ah ee musharaxiinta Puntland iyo magacyadooda

Next Post
Tirada rasmiga ah ee musharaxiinta Puntland iyo magacyadooda

Tirada rasmiga ah ee musharaxiinta Puntland iyo magacyadooda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In