Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga joogtada ah ee Golaha SHacabka oo kulan ka yeeshey dacwadii uu u soo gudbiayay xeer ilaaliyaha Qaranka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga joogtada ah ee Golaha SHacabka oo kulan ka yeeshey dacwadii uu u soo gudbiayay xeer ilaaliyaha Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulankooda maanta uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa ka hadlay sii amba qaadista ka doodista codsigii dhawaan kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ee in Xasaanada laga qaado laba mudane oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka,waxaaana kulanka sidoo kale ka qeyb galay guddoomiye kuxigeenada golaha shacabka.

xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo kulanka ka qeyb galay ayaa gudiga joogtada iyo guddoonka Golaha Shacabka faah faahin ka siiyay warqadii  uu usoo diray guddoonka Golaha,islamarkaana uu kaga codsanayay in xasaanada laga qaado laba Xildhibaan oo golaha Shacabka ka tirsan.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Kulanka ayaa ah mid sii socondoono,iyadoo lafilayo in markii uu soo dhamaado ay ka soo saari doonaan go’aano.

Dhinaca kale guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka  JFS ayaa gelinkii dambe ee maanta garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha wakiilada ee Dowlad goboleedka Puntland oo soo gaaray Magaaladda Muqdisho.

Xoghayaha guud ee golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi ”Buux” ayaa  Warbaahinta Qaranka uga warbixiyay wafdigan soo gaaray Magaalada Muqdisho iyo ujeedka booqashadooda isagoo sheegay in ay kulamo la yeelan doonaan guddoonka Golaha SHacabka.

Previous Post

Ciidanka Danab ee XDS oo Gobolka Sh/hoose ku dilay horjoogayaal Nabad diidka Al shabaab ka tirsan

Next Post

Golaha Amaanka QM oo diiday Go’aankii Trump ee Qudus

Next Post
Golaha Amaanka  QM oo diiday Go’aankii Trump ee Qudus

Golaha Amaanka QM oo diiday Go’aankii Trump ee Qudus

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In