Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa warbixin kooban looga dhageystay Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Waxaa kulanka oo uu sidoo kale ka qeybgalay guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad uu gudiga madaxa bannaana ee doorashooyinka Qaranka waxyaabaha uu gudiga joogtada ah usoo gudbiyay ka mid ahaa halka ay mareyso howsha gudiga ,diiwaangelinta codbixiyaha ,qalabka doorashada loo adeegsan doono ee  u haboon xaalada dalka ,asteynta goobaha codbixinta iyo sidoo kale inta meelood oo ay ka dhici doonto.

Related posts

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026

Guddoomiyaha Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim ‘’Xaliima Yarey’’  ayaa si kooban guddiga joogtada ah ugu sharaxday waxyaabaha guddiga hadda u qabsoomay iyo caqabadaha jira.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka  Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Golaha Shacabka mar walba uu diyaar u yahay la shaqeynta guddiga madaxa bannana ee Doorashooyinka Qaranka.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in golaha shacabka wax walba oo uu gudiga madax banaan ee doorashooyina u baahanyahay uu kala xisaabtami doono hay’adaha ay quseyso si loo xaqiijiyo gaarsiinta dalka ee doorasho qof iyo cod ah.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Midowga Yurub oo ay ka wada hadleen sidii Ururka Midowga Yurub uu usii xoojin lahaa taageerida Golaha shacabka gaar ahaan tayo dhisida gudiyada Golaha ,kala shaqeynta xagga kala talinta dejinta sharciyada gaar ahaan guddiyada sharciyada gacanta ku haaya iyo sidoo kale dar dar gelinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Golaha Shacabka iyo Ururka Midowga Yurub.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa uga mahad celiyay ururka Midowga Yurub talaabooyinka uu Dowladda Soomaaliyeed ku taageeraayo gaar ahaan kabida Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka iyo guud ahaan mushaariicda horumarineed ee uu ku taageeraayo labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka maadaamaa midowga Yurub  uu soomaaliya dhinacyo badan ka taageero.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka oo ka qeyb galay Carwada Bandhiga Buugaagta Muqdisho+Sawirro

Next Post

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka “Sawirro”

Next Post
Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka “Sawirro”

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka “Sawirro”

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In