Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka Oo Ka Shiray In Lakala Hormariyo Sharciyada Muhiimka Ah Ee Golaha Horyaalla “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka Oo Ka Shiray In Lakala Hormariyo Sharciyada Muhiimka Ah Ee Golaha Horyaalla “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulankooda labaad ee kalfadhiga 7aad ku yeeshay xarunta Guddiyada Iyo Guddonka Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa waxa ay uga wada hadleen shuruucda la taala ee Golaha Shacabka iyo sidii loo kala horumarin lahaa ama mudnaanta loo kala siin laha maalmaha la kala gelinayo shuruucda golaha hor yaala

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Sidokale kulanka ayaa looga hadlay sidii shaqada Baarlamanka loo kordhin lahaa, islamarkana inta waqtiga Baarlamanka ka harsan loo dardar gelin laha Dastuurka kumeel gaarka ee Dalka

Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxa Shir Guddominaayey Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuday

Kulanka marku soo dhamaaday Xoghayaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa Warbaahinta u sheegay in guddiga ay isku raaceen in lakala hormariyo sharciyada muhiim ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay

Next Post

Wasiirka Cadaaladda: “Baaritaan Ayaan Ku Sameyneynaa Weerarkii Xabsiga Dhexe”

Next Post
Wasiirka Cadaaladda: “Baaritaan Ayaan Ku Sameyneynaa Weerarkii Xabsiga Dhexe”

Wasiirka Cadaaladda: “Baaritaan Ayaan Ku Sameyneynaa Weerarkii Xabsiga Dhexe”

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In