Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare BFS Oo Soo Saaray Baaq Ku Aadan Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare BFS Oo Soo Saaray Baaq Ku Aadan Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay fadhigiisa 3aad kulankiisa 7aad, uuna shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa looga hadlay dhowr qodob oo ay ka mid tahay wada xaajoodka Dhuusamareeb ee ay marti gelisay dowlad Goboleedka Galmudug iyo in la dhaqann geliyo qodobada ka soo baxa shirka.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Abshir Maxamed Axmed (Abshir Buqaari ) oo kulanka marka uu soo gaba gaboobay kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Golaha Aqalka Sare uu bogaadinayo gogosha Nabadeed ee ay dowlad goboleedka Galmudug u fidiyeen Ummadda Soomaaliyeed ee aayaha Soomaaliya looga xaajoonayo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Akhriso baaqa ay soo saareen Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee uu saxaafadda u akhriyay Senator Abshir Maxamed Axmed (Abshir Buqaari) Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wada-hadalladii Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Xirneyd Dalka Tanzania Oo Dib Loogu Soo Celiyay Dalkooda Hooyo

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Xirneyd Dalka Tanzania Oo Dib Loogu Soo Celiyay Dalkooda Hooyo

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Xirneyd Dalka Tanzania Oo Dib Loogu Soo Celiyay Dalkooda Hooyo

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In