Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Khayraadka Aqalka Sare oo Xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta W/howlaha guud

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Khayraadka Aqalka Sare oo Xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta W/howlaha guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta oo uu hoggaaminayey Wasiir Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh.

Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho iyo isla xisaabtan ku qotoma howlaha Wasaaradda, ayaa Wasiirka iyo xubnaha kale ee la socday wax looga waydiiyay, qorshe howleedka Wasaaradda, Mashaariicda ay gacanta ku hayaan iyo kuwa socda, xiirka kala dhexeeya Dowlad Goboleedyada, goobaha danta guud sida wadooyinka iyo hagaajintooda iyo caqabadaha haysta oo ay tahay in guddigu ay wax kala qabtaan.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare Senator Saynab Ismaaciil Maxamed oo kulanka soo xirtay ayaa Wasiirka, ku xigeenadiisa iyo xubnaha kale ee la socday uga mahad celisay sida ay warbixinta uga siiyeen howlaha Wasaaradda, iyadoo la isla qaatay hirgelinta waxyaabihii kulanka ka soo baxay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay shir Sanadeedka Xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed 

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In