Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga KheyraadKa Dabiiciga iyo Bay’adda ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka Batroolka iyo Macdanta +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Guddiga KheyraadKa Dabiiciga iyo Bay’adda ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka  Batroolka iyo Macdanta +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan  la qaatay Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ahna Wasiir ku-xiggeenka Wasaaraddaasi Mudane Maxamuud C/qaadir Hilaal.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomoyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, waxaana Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ka dhageysteen Warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda iyo Qorsheyaasha u dagsan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ahna Wasiir ku-xiggeenka Wasaaraddaasi Mudane Maxamuud C/qaadir Hilaal oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey Qodobada kasoo baxay Kulanka ay la yeesheen Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

“Maanta waxaa noo yeeray Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka oo naga dhageystay Warbixin ku saabsan Wasaaradda shaqada ay wado, Meesha hadda ay wax marayaan, waxaan siinay Warbixin Waafi ah, warbixinadii aan siinnay waxaa kamid ahaa howlaha aan wadno, Batroolka iyo Shaqooyinkiisa, Waxyaabaha noo qorsheysan, Hindise Sharciyeedka Batroolka ee Horyaalla Golaha Shacabka oo maray Akhrinta Koowaad” ayuu Yiri Mudane Hilaal

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare “Xukuumaddu waxay na siisay jawaabtii aan ka sugeynay oo nasiineysa fursad aan ku howlgalno” +Sawirro

Next Post

Wasiiro iyo xildhibaano ku baaqay joojinta dagaalka Sool +Sawirro

Next Post
Wasiiro iyo xildhibaano ku baaqay joojinta dagaalka Sool +Sawirro

Wasiiro iyo xildhibaano ku baaqay joojinta dagaalka Sool +Sawirro

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In