Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 months ago
in Wararka
0
Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo xubnaha Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee magacooda loo soo gaabiyo (FGC) ayaa maanta magaalada Nairobi uga qeyb galay bandhigga ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐’๐š๐ง๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐คa ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š oo ay soo diyaariyeen Guddiga FGC oo uu guddomiye u yahay Wasiirka Maaliyadda XFS.

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabahaysay ka jeediyay kulanka ayaa bogaadiyay Warbixintan oo muujinaysa dadaalka Dowladda Soomaaliya ee dib-u-habeynta Maaliyadda, kobcinta dakhliga gudaha iyo hufnaanta maamul ee ilaha dhaqaalaha oo isbaddal muuqda lagu sameeyay.

Related posts

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 5, 2026

Sidoo kale Wasiirka ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay si dhab ah u goโ€™an tahay sii wadidda ka miro-dhalinta hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha oo ku saleysan maamul wanaagga si loo dhiirigaliyo sare u qaadidda kobaca dhaqaalaha iyo abuuridda fursadaha lagu horumarinayo mustaqbalka bulshada Soomaaliyeed.

Kulanka soo bandhigidda Warbixinta maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya ee 2024-kii oo lagu qabtay xarunta Bangiga Adduunka ee Magaalada Nairobi, waxaa goobjoog ahaa dhammaan saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan Madaxda IMF, Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub iyo Safiirada dalalka sida joogtadaha uga la shaqeeya Dowladda Soomaaliya arrimaha Maaliyadda.

Previous Post

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo shahaadooyin guddoonsiiyay Urur aiyaasadeedyo

Next Post

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

Next Post
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo  shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hayโ€™adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hayโ€™adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

March 5, 2026
0

Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In