Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Haweenka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Haweenka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed,ayaa diirrada lagu saaray sidii Haweenku qeyb weyn uga qaadan lahayeen wacyi gelinta Doorashada tooska ah ee qof iyo cod ee dalka ka dhici doonta.

Xubnaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha, ayaa Haweenka ay la kulmeen ka dhegaystay talooyin ay u soo jeediyeen, iyaga oo balan qaaday in markasta u baahanyihiin talooyinka Haween weynaha Soomaaliyeed

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Gudigga maadaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa dhankooda balan qaaday in ay joogtayn donaan kulamada noocan oo kale markasta ay la tashan donaan Haweenka Soomaaliyeed si loo sii anba qaado in ay dalka ka dhacdo Doorasho dad weyne.

Previous Post

Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060

Next Post

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo horumarinta Caasimadda

Next Post
Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo horumarinta Caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo horumarinta Caasimadda

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In