Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan looga hadlayey Habraaca Doorashooyinka la qaatay Haweenka Gobolka Banaadir

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan looga hadlayey Habraaca Doorashooyinka la qaatay Haweenka Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan wadatashiga ah oo ku saabsanaa Habraaca Doorashada 2020-ka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda guddiga madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Ururrada Haweenka gobolka Banaadir

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu falan qeeyey Doorka iyo sida Haweenka Gobolka Banaadir ay uga Qeyb qaadan karaan Doorashooyinka ka Dhacaya Soomaaliya.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jamac(Jawaahir Baarqab) ayaa Shegtay in Haweenka Gobolka Banaadir ay diyaar u yihiin in ay Ka qeyb qaataan Doorashoyinka Ka Dhacaya Soomaliya 2020-ka

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Sheekh Ismaaciil (Xaliimo Yarey ayaa tilmaamtay in haweenka looga baahan yahay in aragti iyo talo ay ku yeeshaan Doorashada la filayo in sanadka 2020-ka ay ka dhacdo Soomaaliya.

Previous Post

Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku aaddan canshuuraha+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku aaddan canshuuraha+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku aaddan canshuuraha+Sawirro

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In