Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl galkani oo ay iska kaashadeen Booliska qeybta bari ee gobolka banadir iyo ciidamada xooga dalka aya lagu qabty 7 ruux  oo isugu jiray kuwa ka ganacsanayey waxyaabaha maanka dooriya iyo ragga qaar oo kufsi geysty waxaana lagu so bandhigay degaanka gubadley ee dagmada karaan ee gobolka Banaadir.

Taliyaha Booliska qeybta bari ee gobalka banadir gaashaanle sare Maxamud Xusen Ahmed  oo warbahinta kula hadlay goobta lagu soo bandhigay dadkaan ayaa sheegay in wax laga qaban doono cid walbo oo lagu arko ka ganacsiga waxyabaha manka dooriya iyo isticmaalkooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliye ku xigeenka qeybta  guud ee Booliska gobolka banadir  Gen Sulub Ahmed ayaa shegay in dadkaan la soo qabtay oo dhamaantood ahaa rag lagu sameyn doono dhaqan celin  waxaana uu bogaadiyey ciidammada xoogga dalka qeybtooda 3aad ee gubadley iyo qeybt bari ee gobolka banaadir shaqada ay qabteen.

Ciidammada booliska Somaliya ayaa maalmihii dambe waday howl galo lagu soo afjarayo wax yabaha maanka dooriya tanina waxaa ay qeyb ka aheyd howlgalada ay sameynayeen ciidammada booliska.

Previous Post

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya iyo danjiraha Masar oo kormeeray Dugsiga 15 ka May+Sawirro

Next Post

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan looga hadlayey Habraaca Doorashooyinka la qaatay Haweenka Gobolka Banaadir

Next Post
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan looga hadlayey Habraaca Doorashooyinka la qaatay Haweenka Gobolka Banaadir

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan looga hadlayey Habraaca Doorashooyinka la qaatay Haweenka Gobolka Banaadir

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In