Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya iyo danjiraha Masar oo kormeeray Dugsiga 15 ka May+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka waxbarashada Soomaaliya iyo danjiraha Masar oo kormeeray Dugsiga 15 ka May+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarsha xukumada federalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan  iyo safiirka dowladda Masar u fadhiyo Soomaaliya  Ambasador Tamer Safwat ayaa maanta kormeeray dugsiga 15 may oo ay dhigtaan kuwaad 550 araday.

Safiirka masar u fadhiya Soomaaliya Tamer  safwat. Elmahdy ayaa sheegay in arintani ay qeyb ka tahay mashruuc taageere oo ay siinayaan Dowladda Soomaaliya taas oo ah dhanka waxbarshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka C/raxmaan Daahir Cusmaan oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in kormeerkaan uu yahay ogaanshaha sida ay shaqada u socoto sido kale waxa uu ku amaanay dowladda Masar garab istaageeda Soomaaliya ee dhanka waxbarashada .

Dowlada masar ayaa qeyb ka aha dowladaha ka taageera  waxbashada Soomaaliya iyadoo haatan gacanta ku heyso goobo waxbarsho uu ku yaala gudaha Soomaaliya isla markaan ku caawiyo dadka aanan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulka.

Previous Post

Madaxa xukuumadda Galmudug oo maanta shir gudoomiyey kulanka wasiirada oo Dhuusamareeb lagu qabtay +Sawirro

Next Post

Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.

Next Post
Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.

Ciidanka amaanka oo howlgal ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dad lagu eedeeyay falal amaan daro.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In