Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo dib u dhigay  xuska maalinta Olympikada Aduunka

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo dib u dhigay  xuska maalinta Olympikada Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal oo ka soo baxay xafiiska xoghaynta GOS ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xuska Maalinta Olmypic day oo ku astaysan maanta 23 june.

Maanta oo kale 1894 ayaa maagalada Paris ee dalka faransiiiska lagu aasaasay hey’ada Olombidka Aduuunka IOC, waxaana sanad kasta dalalka caalamlka ee ku midaysan IOC oo ay Soomaaliya ka mid tahay ay qabtaan ciyaaro lagu xusayo maalintyaas.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa sida ku astaysan  Maalintaas ciyaaro kala duwan ku qabta caasimada dalka, si loo waynayno maalintaas qiimaha leh waxaana ka qayb qaata xiriirada hoos yimaada GOS.

Maadaama ay sanadkan munaasabada ku soo aaday bisha Ramadaan waxay GOS xiriir la samaysay Xiriirka Olombikad Aduunka  (IOC)  waxayna iyada oo la xurmaynayo bishan GOS iyo  IOC ay  isla garteen in 23 july ee bisha soo socota laga dhigo xuska Maalintaan.

Xuska maalintan ayay guddiga Olombiakda Soomaaliyeed ee GOS u qabtaan ciyaaro kala duwan oo ay qayb ka yihiin ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka waxaa sanadkan la filayaa in xaflad balaaran lagu qabto caasimada dalka ee Muqdisho.

Waa marki ugu horeysay oo GOS ay dib u dhigaan munaasabada xuska Maalinta Olombikada Aduunkan 23 June  waxayga sabab looga dhigay  xurmaynta bisha barakaysan ee Ramadaan.

Previous Post

Wasiir Maareeye:” Lixda bilood ee soo aadan wasaaradu waxay yeelan doontaa muuqaal cusub”-Sawirro

Next Post

Hey’adda CCA oo dugsi wax lagu barayo Haweenka maxaabiista ah ka hirgelisay Xabsiga dhexe “Sawirro”

Next Post
Hey’adda CCA oo dugsi wax lagu barayo Haweenka maxaabiista ah ka hirgelisay Xabsiga dhexe “Sawirro”

Hey’adda CCA oo dugsi wax lagu barayo Haweenka maxaabiista ah ka hirgelisay Xabsiga dhexe “Sawirro”

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In