Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare oo soo saaray Liiska Jaamacadaha heysta ruqsadda shaqo ee Wasaaradda Waxbarashadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare oo soo saaray Liiska Jaamacadaha heysta ruqsadda shaqo ee Wasaaradda Waxbarashadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Qaran ee tacliinta sare ayaa soo bandhigay liiska kale ee Jaamacadaha heysta ruqsadda iyo diiwaangalinta Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka kooban 63 Jaamacadood oo ku yaal caasimadda iyo Gobolada dalka.

Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare, ayaa horray u shaaciyey liis ka kooban 41 Jaamacadood oo ka gudbay qiimeynta wajiga 1-aad ee guddigu sameeyey, waxaana uu guddiga bulshada Soomaaliyeed ogeysiiyey in Jaamacadaha uu magacoodu hoos ku qoran yahay ay heystaan ruqsadda iyo diiwaangalinta Wasaaradda Waxbarashadda,

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026

Qoraalka guddiga ayaana sidaan u qorna.

Wargelin Muhiim ah

Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare waxuu ku wargelinayaa Jaamacadaha hoos ku xusan, waalidiinta iyo Ardayda Jaamcadaha in Jaamacadahaani heystaan Ruqsadda iyo Diiwangelinta Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare xaqna ay u leeyihiin in ay howshoodi Waxbarasho ee ay bulshada u hayeen wali sii wadan karaan.

Hoos ka Akhri magacayada Jaamacadda:

Previous Post

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Daahfurayay Dahab Tawer “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo ku baaqay in wada jir looga qeybqaato la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo ku baaqay in wada jir looga qeybqaato la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab

Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo ku baaqay in wada jir looga qeybqaato la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

April 8, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In