Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo ku sii jeeda magaalada Hague

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Soomaaliya u xil saartay Dacwadda Badda oo ku sii jeeda magaalada Hague
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta waxaa Muqdisho ka amba baxaya Guddiga Dowladda Federaalka Soomaaliya u xil saartay  dhageysiga  Dacwadda Arimaha Badda ee u dhaxeeysa Kenya Iyo Soomaaliya.

Waftiga oo uu hogaaminayo Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa saaka ka amba bixi doona Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku sii jeeda magaalada Hague ee dalka Netherlands.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Sidoo kale, Guddiga waxaa qeyb ka ah xeer ilaaliyaha Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud iyo xubno kale oo ku xeel arrimaha sharciga.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa  sheegay in Soomaaliya diyaar u tahay ka qeyb galka dhageysiga oo qaab fogaan arag ah lagu qaban doono.

Maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ICJ ayaa ku gacan seyrtay dalab uga yimid Kenya oo ay ku dooneysay in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda kala dhaxeysa Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa dhageysiga dacwadda u muddeysay 15-ka bisha Maarso 2021, sida markii horaba qorsuhu ahaa.

Previous Post

Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee kusugan Gobolka Shabeelaha hoose.

Next Post

Duqa Muqdisho oo faray Shacabka caasimadda in ay u dhega nugaalaadaan fariimaha caafimaadka+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo faray Shacabka caasimadda in ay u dhega nugaalaadaan fariimaha caafimaadka+Sawirro

Duqa Muqdisho oo faray Shacabka caasimadda in ay u dhega nugaalaadaan fariimaha caafimaadka+Sawirro

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In