Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka soo saaray War-saxaafadeed ay uga hadlayaan qodobada ay shirkooda kaga hadleen.
Halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka










