Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xuquuqul Insaanka BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Haweenka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xuquuqul Insaanka BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Haweenka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada BJFS, wuxuu Xafiiskiisa ee Villa Hargeysa, kulan kula yeeshay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukumadda Federaalka Soomaaliya.

Guddigu wuxuu Warbixin ku saabsan Qorshe-howleedka Wasaaradda ka dhegeystay, Wasiirada Wasaaradda Xil.Khadiija Mohamed Diriye,Wasiiru dowlaha iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda, Agaasime waaxeed-yada iyo Lataliyaasha Wasaaradda Haweenka Soomaaliya .

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Guddiga ayaa weydiyay Su’aalo la Xiriira Qorshada Wasaaradda,Wasiirada hal-hal uga jawaabtay dhamaan Su’aalihii ay weydiiyeen Guddoonka iyo Xubnaha Guddiga.

Kulanka waxaa Shir guddoomisey. Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xil. Hawa Sokor Ali. Waxeyna u Mahadcelisay Wasiirka Wasaaradda, ayadoo la isla Gartey hirgelinta dhammaan waxyaabihi shirka looga hadlay, iyo Fulintooda.

Previous Post

Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta

Next Post

Golaha Aqalka sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Korontada Qaranka

Next Post
Golaha Aqalka sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Korontada Qaranka

Golaha Aqalka sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Korontada Qaranka

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In