Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddigga Arrimaha Dibadda ee G/Shacabka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddigga Arrimaha Dibadda ee G/Shacabka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddigga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse.

Kulanka oo uu shir guddoominaayay Guddoomiyaha Guddigga Arrimaha Dibadda Xildhibaan Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta Guddiga iyo Wasaaradda iyo sidoo kale in Wasaaradda soo gudbiso qorsho howleedkeeda.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026

Xubnaha guddigga ayaa su’aalo la xarriiro shaqada wasaaradda weydiiyay Wasiir Abshir Cumar Jaamac Haruuse oo uu waheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Isaaq Fanax, Xoghaye Joogtada Wasaaradda iyo Howlwadeenno ka socday Wasaaradda.

Wasiirka ayaana ka jawaabay dhamaaan su’aalihii ay weydiiyeen xubnaha guddigga Arrimaha Dibadda, waxaana kulanka guddiga iyo wasaaradda uu kusoo dhamaaday is afgarad iyo in ay dhex marto wada shaqeyn buuxda.

Previous Post

W/Batroolka XFS oo digniin u dirsay shirkad shidaal ka baareesa Soomaaliland

Next Post

Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo Gaalkacyo lagu qabtay

Next Post
Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo Gaalkacyo lagu qabtay

Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo Gaalkacyo lagu qabtay

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In