Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiyada  joogtada ah ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dejiyay ajandaha golaha shacabka ee tobanka maalmood ee soo socota.

kulanka  Guddiyada joog-tadda  ee barlamanka Federalka Soomaaliya ay manta  ku yesheen   xaruunta  villa  Hargaysa ee magalada muqdisho oo uu shir  Guddominayey  Guddoomiyaha  Golaha  shacabkaSoomaliyeed  Mudane Maxamed Sh  Cismaank (jawaari) ayaa  lagu Dajinta Ajendaha   Golaha shacabka  ee Tobaddka   inagu soo aadan .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudiga ayaa  shaciyey  in malinta Sabdida ah uu Ra’iilsal wasaraha Xukumadda Soomaliya   hor yimaandoono  Galaha  Barlamanaka  si  uu  ugu hor aqriyo qorshaha  xukumaddiisa  oo  faah-faahsan, sida  uu  warbaahinta u sheegay  Xildhibana  Dahir Amin Jesow

“Een guud ahan  waxa laga hadalyey wax ay ubad-banayeen een  gudiga Joogtad ah sdii loo dajin lahaa sharuucda dalka. een iyo sidii loo soocelin lahaa maqaamkii dowladda  nimo  soomaliya oo ay xaq ulahayeen  shacabka soomaliyeed ,hadda waxyabhii ugu waynaa  lasoo qaaday , waxaa waaye in ladajiyo Ajendahii ladajiyo wana ladajiyey, fali laah xamdu Tobaddkaan  waa Full,aad  ayey xildhibanada soomaliyed, aa ay u shaqayn donan , Sabdi waxaa hor imaa sida ajendahu yahay RA’iisal wasaraha  soomaliya oo  keenaya qorshe  howledkii   xukumadda” Ayuu   yiri Daahir Amin Jesow.

Kulanka ayaa  intii  uu socday  waxaa  lagu soo  hadal qaaday arrimo la xariira darbiga  la sheegay in ay  Kenya ka dhisayo  xadka  ay la wadaagto Soomaliya.

Xildhibaan  Dahir Amin Jesow  aya sheegay in gudiiga  ay arimahaasi  wax ka waydiin  doonan  wasiirka  arrimaha gudaha  Soomaliya

“wasiirka Arrimaha Gudaha  een wax badan doodiisu ,een ad arkayseen gudigu ay mar kasta ugu soo laa-laabanaysay oo ah darbiga laga dhisayo xadka Kenya Iyo Soomaliya, oo  an rabno inan  aad  iyo aad  u waraysano ,arrimaha Imagareeshiinta, dadka Soo galiga ah  ee yamaniyiinta ah  ee walaalaha ah ee dalka yimid, in een si an  xaladooda  wax ka waydiino, wasiirka iyo arimo kale “Ayuu iri  Jesow.

 

 

Previous Post

Muungaab “Xamar aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma ogoli “

Next Post

Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray ololaha nadaafadeed ee ka socda degmada Yaaqshiid

Next Post
Muungaab “Xamar aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma ogoli “

Guddoomiye "Muungaab" oo kormeeray ololaha nadaafadeed ee ka socda degmada Yaaqshiid

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In