Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab “Xamar aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma ogoli “

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab “Xamar aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma ogoli “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
Guddoomiyaha gobolka Banaadi ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa ka digay in magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu faafiyo afkaarta shiicadda.
“Muungaab” ayaa xusay ineey jiraan NGO-yo iyagu faahiya afkaarta Shiicadda, wuxuuna ballan qaaday in uu ka hortagi doono kuwaasi tallaabo adagna ka qaadi doono.
“Waxaa cabasho naga Soo Gaartay Culuma udiinka soomaaliyeed iyo bulshada sida dhaqanka waxaa Magaaladda Muqdisho soo gaarayo NGO-yo ku shaqeysanaya In ay Magaalada ku Beeraan fikir qaldan “Dhamaan Umadda Soomaliyeed Waa SUNI Mana aqblaeyno in shiica timaado wadankeena Dhamaan hey.adaha Amaanka Gobolka iyo Gudoomiyaasha degmooyinka,Dhalinyarada Iyo haweenka G/banadir waxaa la farayaa in ay ka Hortagaan soona qabtaan NGO -gii la gu Arko Xamar Aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma aqbaleyno waxaan dhib nagu Haya Argagixiso Shiicana Ma rabno”  ayuu Yiri Gudoomiyaha G/banaadir.
Gudoomiye Muungaab ayaa arrin halis ah ku tilmaamay in ummadda Soomaaliyeed oo ah sunni hadda lagu dhex faafiyo Shiicanimada, wuxuuna carrabka ku adleyay inuusan u dulqaadan doonin arrintaasi, isagoo digniin culus u diray kuwa la sheegay ineey faafinayaan Shiicanimada.
Dhinaca kale “Muungaab” ayaa ku wargeliyay bulshada Soomaaliyeed ineey ka digtoonaadaan oo aysan ku kedsoomin kuwa faafinaya afkaarta Shiicada, isagoo ku baraarujiyay in Shiicanimadu ay la imaandoonto dhibaato ka daran tan shabaabku ay ku hayaan ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Dood cilmiyeed looga hadlayay ka hortagga tacaddiyada loo geysto haweenka iyo caruurta oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Next Post
Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
0

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in commandos-ka Danab ay dileen toddoba dagaalyahan oo kooxda Khawaarijta Al-Shabab ah, oo ay ku...

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta booqasho rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In