Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhiga 2-Aad Ee Barlamaanka Galmudg+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhiga 2-Aad Ee Barlamaanka Galmudg+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada dhusamareb uga qayb-galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga 2-aad baarlamaanka Galmudug waxaana goob joog ka ahaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor),Sanataro, Wasiiro, maamulka caasimada galmudug iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay.

Xildhibaan Axmed Maxamed Faarax (Osaama) oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug kana mid ahaa guddiga qabanqaabada munaasabada ayaa ugu horayn hadlay.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026

Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa khubad uu ka jeediyey munaasabada ku soo bandhiga qorshayaasha horyaala baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

Babdi Xaashi Cabdullaahi ayaa khudbad dheer ka jeediyey waxa uu xusay inuu ku faraxsanyahay ka soo qayb-galka furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug waxa uuna sheegay in aqalka sare ee Soomaaliya u soo diri doonaan guddiyo.

Ugu dambayn waxaa munaasabada soo gabagabeeyey madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor-Qoor) waxa uuna si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanada Galmudug ayaa waxa ay qaateen fasax dheer ka doorashooyinkii Galmudug ee lagu soo doortay madaxda sare ee maamulka waxaana hada horyaala shaqooyin fara badan.

Tags: Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhiga 2-Aad Ee Barlamaanka Galmudg+Sawirro
Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Ololaha Xoojinta Ka Hortagga Caabuqa Caronavirus “SAWIRRO”

Next Post

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Musharax U Taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Musharax U Taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Musharax U Taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In