Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku hadlaya Magaca guud ee Golaha ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dawlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne ku xiggeenka Maamulkaasi Mudane Axmed Cilmi Cusmaan.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa labaasi masuul ee ku guuleystay hoggaanka sare ee Dawlad goboleedka Puntland ALLE uga baryey in uu u fududeeyo Masuuliyada culus ee loo dhiibay.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa aad u amaanay Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland doorashadii ka dhacday Garoowe ee sida nabad galyada iyo dimoqraadiyada leh ku dhacday.

Ugu Dambeyn Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Shacabka reer Puntland ugu baaqay inay la shaqeeyaan Madaxweynaha Puntland iyo Ku xiggeenka ee maanta loo doortay Xilalkaasi, si ay ugu fududaato gudashada masuuliyada culus ee lagu Aaminay.

Previous Post

Guddoomiye Ku-xiggeenka Labaad ee Golaha Shacabka  oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland iyo Ku-xiggeenkiisa.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In