Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Hirshabeelle.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyay magacyada 15-ka Xildhibaan ee u qaabilsan qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

Markuu arkay: Qodobka 34aad iyo 41aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedkaย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Hirshabeelle.

Markuu arkay: Qodobka 13aad iyo 50aad ee xeer Hoosaadka ย ย ย ย ย Baarlamaanka Hirshabeelle.

Markuu qiimeeyay: Aqoonta iyo Khibradda ay xubnahan u leeyihiin arrimaha doorashada

Wuxuu xubnaha hoos ku xusan u magacaabay guddiga qabashada doorashad Aqalka Sare.

  1. Xildhibaan Feysalย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Axmedweliย  ย  ย  ย  ย  Xasanย  ย  ย  ย  ย  ย Guddoomiye
  2. Xildhibaan Maxamuudย  ย  ย  ย Axmedย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Gacalย  ย  ย  ย  ย  ย  Guddoomiye ku-xigeen
  3. Xildhibaan Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Cismaanย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Ibraahimย  ย  ย  ย Xoghayn
  4. Xildhibaan Maxamuudย  ย  ย  Wabarย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Xasanย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Xubin
  5. Xildhibaan Cabdifataaxย  ย  Muuseย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Ibraahimย  ย  ย  ย  Xubin
  6. Xildhibaan Xaliimaย  ย  ย  ย  ย  ย Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Saciidย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Xubin
  7. Xildhibaan Aadan Barreย  Maxamedย  ย  ย  ย  ย  ย  Muuseย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Xubin
  8. Xildhibaan Saadaqย  ย  ย  ย  ย  Mukhtaarย  ย  ย  ย  ย  ย Cabdulleย  ย  ย  ย  ย  Xubin
  9. Xildhibaan Axmedย  ย  ย  ย  ย  ย  Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Abuukarย  ย  ย  ย  ย  ย  Xubin
  10. Xildhibaan Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Caddowย  ย  ย  ย  ย  Jibriil (Alkutubi) Xubin
  11. Xildhibaan Xasanย  ย  ย  ย  ย  ย  Caliย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  ย  Cabdullaahiย  ย  ย  ย  ย Xubin
  12. Xildhibaan Cumarย  ย  ย  ย  ย  ย Maxamedย  ย  ย  ย Cumar (Cumar gaabow) Xubin
  13. Xildhibaan Cumarย  ย  ย  ย  ย  Maxamedย  ย  ย  ย  Soomaneย  ย  ย  ย Xubin
  14. Xildhibaan Cabdullaahiย  ย Daahirย  ย  ย  ย  ย  ย  ย Calasowย  ย  ย  ย  Xubin
  15. Xildhibaan Maxamedย  ย  ย  ย Ibraahimย  ย  ย  ย  Maxamed (Xiirane)ย  Xubin

Halkan ka akhriso lifaaqa Wareegtada

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir Shabeelle oo kulan la yeeshay Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid โ€œSAWIRROโ€

Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid โ€œSAWIRROโ€

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In