Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Kulan Guddiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka Loogu Wareejinayay Cutubyo ku Jira Dastuurka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha barlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan  la socodka  Dastuurka  KMG ah  ee dalka ayaa  maanta waxa ay  cutubyo ka tirsan  dastuurka  ee dalka ay ku wareejiyeen guddiga madaxabanan ee dib u eegista dastuurka dalka si ay dib u eegis ugu Sameeyaan, halka  guddiga madaxa banan  ee dastuurka ay  dhinacooda ay iyaguna ay Guddiga baarlamaanka u qaabilsan  la socodka  dastuurka y ku warejiyeen  3 cutub oo ay dib u eegis ku soo sameeyeen .

Sedexda cutub ee maanta lagu wareejiyey guddiga madaxa banaan  ee dib  u eegista dastuurka ayaa  kala ah  kan 6-aad  oo ka hadlaya awooda baarlamaanka iyo wajibaadka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,7-aad  oo ka hadlaya awoodaha Madaxwaynaha uu siinayo dastuurku. iyo 8 aad oo qeexaya awoodaha iyo howlaha  ay qaranka ugu xilsanatahya laanta fulinta  ama xukuumadda.

Related posts

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh  Cismaan jawaari  iyo wasiirka dastuurka dalka ayaa ka qayb galay  kulankani  ay labada gudi ay iskula wareejinayen  cutubyada  dastuurka  ee qaarna dib dib u eegista lagu Soo sameeyey kuwa kalena ay guddiga madaxa banaan ay ku soo sameyn donaan dib uu eegid .

Wasiirka dastuurka  ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud  Sheekh  Xuseen  oo kulan ka hadlay ayaa  sheegay in   cutubyadan dastuurka  ee ay gudiyaddu isku wareejiyeen  ay qayb  ka tahay  dar-dar galinta dib u eegista dastuurka  kKMG  ee Soomaaliya.

Guddoomiyana Golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari  oo kulankani  ugu dambeyntii ka hadlay ayaa  kula dar-daarmay dhinacyada ku howlan dib u eegista dastuurka in ay ku saleyaan  sidii loo heli lahaa dastuur ay wada leeyihiin guud ahaan umadda Soomaaliyeed islamarkaana meesha ka saaraya dhamaan tabashooyinkii  shacabka Soomaaliyeed  soo kale dhex galay.

Dastuurka  KMG ah ee Dalka oo ka kooban 15 cutub  ayaa waxaa dib u eegis  lagu sameeyey 5 cutub oo ka mid ah.

 

Previous Post

Daawo Sawirada:-Madaxweynaha Koonfur Africa Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Dalkaasi

Next Post

Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay “Sawirro”

Next Post
Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay “Sawirro”

Maalinta AIDS-ka Oo Muqdisho Laga Xusay "Sawirro"

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In