Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha BJFS oo lagu soo dhaweeyay Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha BJFS oo lagu soo dhaweeyay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaalia ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalkasi ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha golaha shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Madoobe” , halkaasi oo ay sidoo kale ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka qeygalaya shirka guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bulshada Afrika, kaasi oo lagu qabanayo magaalada Nairobi ee xaunta dalka Kenya.

Related posts

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026

Safiirka Soomaalia ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka uu socon doono muddo labo cisho ah, halkaasi oo uu guddoomiyiyuhu kaga warbixin doono guud ahaan horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay iyo xoojinta xiriirka Baarlamaanada ku jira dalalka Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.

Soomaaliya ayaa kaalin firfircoon kusoo gashay Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika,waxaana shirkaan daba-socdaa shirar kale oo heer Madaxweyne ah.

Previous Post

Gaadiid xamuul sida oo ku xayirnaa degmada Bandiiradleey oo la fasaxay

Next Post

Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflegaaddo ka geysatay baraha bulshada

Next Post
Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflegaaddo ka geysatay baraha bulshada

Booliiska Galmudug oo xabsiga u taxaabay gabar aflegaaddo ka geysatay baraha bulshada

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In