Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Wadatashiga ah ee Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale uu la qaatay Aqoonyahanada Magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisa uu ahaa inuu helo Talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida Maamulka cusub uu wajahayo shaqooyinka horyaala.

Aqoonyahanada ayaa u gudbiyay Guddoomiyaha cusub Arimo kale duwan oo looga baahan yahay inuu wax ka qabto waxaana ka mid ah,Xoojinta Amniga,Barnaamijka Dariseynta,Horumarinta adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha Muqdisho.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo intaasi kadib hadalka qaatay ayaa u mahadceliyay Aqoonyahanadii uu la kulmay isagoona xusay in Maamulkiisa uu dhaqan galin doono talooyinka Aqoonyahanada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kula dardaarmay Aqoonyahanadii uu la kulmay inay wacyagalin u sameeyaan shacabka oo ay ku dhiirigaliyaan Dowladnimada iyo ka shaqeynta nabadgalyada.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la filayo in dhawaan uu xilka kala wareego gudoomiyihii hore Xasan Maxamed Xsueen Mungaab ayaa waxaa horyaala Howlo badan oo ay ka mid yihiin dardargalinta dib u soo celinta Bilicda Caasimada iyo Xoojinta Amniga Gobolka Banaadir.

Previous Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha India oo ka wadahadlay dib u soo nooleynta xiriirka labada dal “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha India oo ka wadahadlay dib u soo nooleynta xiriirka labada dal “Sawirro”

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha India oo ka wadahadlay dib u soo nooleynta xiriirka labada dal "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In