Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Ceelberde Oo Ka Warbixiyay Diyaarad Gargaar Beni’aadannimo Siday Oo Ka Degtay Degmada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Degmada Ceelberde Oo Ka Warbixiyay Diyaarad Gargaar Beni’aadannimo Siday Oo Ka Degtay Degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool Haadi Siraad Cumar ayaa sheegay in maanta magaalada ay gaartay diyaarad siday gargaar beni’aadanimo oo loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay ee ku nool degmada iyo deegaannada kale ee ku xeeran.

Guddoomiyaha oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deeqdan ay ku soo beegantahay xilli ay baahi weyn u qabeen bulshada, isagoo intaa ku daray in baahida degmada ka jirta aysan ku filneyn hal diyaarad, balse ay ka mahadcelinayaan cidkasta oo gacan ka geystay gargaarkan.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026

“Dhibaatooyinka argagixisadu nagu heyso waxaa ka mid ah miinooyin badan oo ay ku aaseen waddooyinka, kaasi oo dhawaan ay ku dhinteen saddex ruux oo mid ah dumar tahay, halka uu ku dhaawacmay waddihii mootada, waxaana jirta in ciidamadu ay ku guuleysteen inay dhowr miino ka saaraan waddooyinka”. Ayuu yiri Guddoomiye Haaddi.

Mudane Haadi Siraad Cumar ayaa xusay in xaaladda amni ee degmada ay tahay mid la isku halayn karo, balse ay ka cabanayaan dhibaatooyin ay argagixisada Al-Shabaab ay ku hayaan dhanka deegaannada ka baxsan degamda Ceelberde oo ay argagixisadu galiyeen miinooyin, kuwaasi oo ay waxyeelo ka soo gaartay dadka baadiyaha fog ku nool.

Guddoomiyaha Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool Haadi Siraad Cumar ayaa dowladda Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed ka dalbaday in laga caawiyo sidii la isaga xoreyn lahaa argagixisada Al-Shabaab ee dhivaatada ku haya bulshada Gobolka ku nool.

Previous Post

Guddiga GurmadKa Abaaraha Ee Gobolka Mudug Oo Baaq Udiray Bulshada Soomaaliyeed

Next Post

Ergayga Gaarka Ee Abaaraha Oo Ka Qaybgalay Shir Doceed Dhinac Socda Shirka Jamciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa

Next Post
Ergayga Gaarka Ee Abaaraha Oo Ka Qaybgalay Shir Doceed Dhinac Socda Shirka Jamciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa

Ergayga Gaarka Ee Abaaraha Oo Ka Qaybgalay Shir Doceed Dhinac Socda Shirka Jamciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In