Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo ku baaqay in wada jir looga qeybqaato la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Degmada Hobyo oo ku baaqay in wada jir looga qeybqaato la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali Faat oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada laga keenay deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in iminka ay xaaladooda soo hagaageyso, isagoo ku baaqay in si wada jir ah looga soo wada jeesto dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Mudane Cabdullaahi Axmed Cali Faat oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in shacabka looga fadhiyo inay xoojiyaan taageerada ciidamada, isagoo intaa ku daray in

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

“Runtii waxaan u mahadcelinayaa dowladda Federaalka oo gurmad caafimaad u fidisay shacabka iyo askartii ku dhaawacantay duulaankii ay Wisil ku soo qaadeen dhagar qabayaasha Al-Shabaab, xaqiiqdii shacab iyo ciidan waxaa naga go’an inaan si wada jir ah ula dagaalano argagixisada Al-Shabaab oo aan ka xoreyno deegaannada ay gobolka kaga suganyihiin”. Ayuu yiri Mudane Cabdullaahi.

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali Faat ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa Muqdisho ay ugu weyntahay sidii uu kulamo ula qaadan lahaa bulshada ka soo jeedda gobolka, sidii ay maalgashi ugu sameynsan lahaayeen deegaankooda.

Mudane Cabdullaahi Axmed Cali ayaa xusay in degmada ay iminka ka socdaan mashaariic horumarineed, isla markaana ay dhiiri gelinayaan dadka u taagan in deegaankooda ay maagashadaan.

Previous Post

Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare oo soo saaray Liiska Jaamacadaha heysta ruqsadda shaqo ee Wasaaradda Waxbarashadda

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shir muhiim ah ku qabatay Baydhabo

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shir muhiim ah ku qabatay Baydhabo

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shir muhiim ah ku qabatay Baydhabo

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In