Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha G/Banaadir oo soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha goleyaasha deegaanka

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha G/Banaadir oo soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha goleyaasha deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026

ย Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha goleyaasha deegaanka Gobolka Benaadir iyo Kulan Howlleedka Maamullada Degmooyinka, Heyโ€™adaha Amniga iyo Garsoorka oo looga doodayay sidii loo hagaajin lahaa xiriirka ka dhaxeeyo Maamullada Degmooyinka, Heyโ€™adaha Amniga iyo Garsoorka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yarisow ayaa sheegay in ay ka goโ€™an tahay maamulkiisa in talada dib loogu celiyo dadka iyo in shacabka Caasimadda la gaarsiiyo nidaam ay ku soo xushaan hoggaankooda mustaqbalka dhow, iyadoo loo diyaar garoobayo doorashooyinka heerka qaran ee guud ahaan dalka ka dhici doona sanadka 2020.

Duqa Caasimadda ayaa tilmaamay iyadoo laga duulayo masuuliyadda ka saaran in wax walba ay ku qabsoomaan waqtigii loo qorsheeyey, markii ugu horeysay la sameeyey Waaxda Siyaasadda iyo Dimuqoraadiyeynta Gobol, tani oo ujeedka dhismaheedu yahay in la gaarsiiyo bulshada taladu inay iyaga ka timaado.

Kulamadan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, madaxda ciidamadda iyo Garsoorka dalka, waxana ka soo baxay qodobada hoos ku xusay;

1. Waxaa la isla fahmay dowrka iyo kaalinta Maamullada Degmooyinka, Heyโ€™adaha Amniga iyo Garsoorka ee heer degmo.
2. Waxaa la isla gartay muhiimada ay leedahay in shacabka talada dib loogu celiyo iyo in magaalada Muqdisho laga hirgeliyo dimuqoraadiyadeyn hana-qaada looguna diyaar garoobo doorashooyinka 2020 dalka oo dhan ka dhici doona, si muwaadinku u helo fursad ah inuu wax doorto lana doorto.
3. Waxa la isla gartay jadwalka iyo habraaca loo marayo dhismaha Goleyaasha deegaanka ee Gobolka Benaadir
4. Waxaa la isla gartay in laga wada shaqeeyo hagaajinta xiriirka wada shaqeyn ee Maamulada degmooyinka, hayโ€™adaha amniga iyo Garsoorka heer degmo.
5. Waxa uu kulanka soo dhaweeyay dadaallada uu wado hoggaanka Maamulka Gobolka Benaadir ee loogu dhaweynayo bulshada maamulka iyo daadajinta adeegyada lagama maarmaanka u ah bulshada.
6. Kulan howlleedka waxa laga soo jeediyay talana lagu bixiyay in la dardargeliyo dhisidda goleyaasha deegaanka degmooyinka maamulka gobolka Benaadir
7. Kulan howlleedka waxa laga soo jeediyay talana lagu bixiyay in la dhiso kaabbayaasha maamul ee degmooyinka kahor iyo kadib dhismaha goleyaasha deegaanka, lana joogteeyo kulamada ceynkaan oo kale ah.
8. Waxa ay ka qeyb-galayaasha kulanka isla garteen duruustii laga bartay wada shaqeyn laโ€™aanta iyo in hadda wixii ka danbeeya loo gudbo isku xirnaan iyo isla falgal, lagana fogaado wax walba oo caqabad ku ah u adeegida bulshada degmada.

Previous Post

Xaaladihii ugu dambeeyey ee fatahaadda webiga ee Baladweyn

Next Post

Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle

Next Post
Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle

Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo furay Habraaca Wadashaqeynta Booliiska iyo Warbaahinta

November 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Habraaca Wadashaqeynta...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In