Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo kormeeray xarunta loo asteeyay wacyigalinta Covid-19

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo kormeeray xarunta loo asteeyay wacyigalinta Covid-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socden qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeenada ayaa howla kormeer ah ku tagay xarunta wacyigalinta cudurka  Covid-19 ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa warbixin ka dhageystay howl-wadeenada xarunta waxaana ay sheegeen in xaruntaa ay shaqeyso 24-saacood oo ah habeen iyo maalin iyagoo shaqaalaha loo kala qeybiyay howlahooda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar (Filish) ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada howlaha nab=f badbaadinta leh oo loogu hortagayo faafintaan cudurkaan safmareenka ee Covid-19 waxaana uu kula dar daarmay inay sii labo jibaaraan howshaan ay u hayaan shacabkooda Soomaaliyeed.

“Waxaan shacab weynaha caasimada aan ugu baaqay markale in raacaan talooyinka caafimaadka ee logu xakameynayo xanuunkaan dhibaatada ba’an ku haayo caalamka ee Karoona Soomaaliyana ay ka mid noqotay wadamada uu saameeyay “ayuu yiri guddoomiye cumar Filish.

Previous Post

Gobolka Banaadir oo howlo buufin ah ka sameeyay Suuq bacaad

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo heshiis dhex dhigay beelo ku dagaalamay qeybo ka mid ah gobolka Mudug

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo heshiis dhex dhigay beelo ku dagaalamay qeybo ka mid ah gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga dalka oo heshiis dhex dhigay beelo ku dagaalamay qeybo ka mid ah gobolka Mudug

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In