Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha danta guud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha danta guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay in shanta degmo ee gobolka loo diyaariyay ciidamado gaar ah oo ka shaqeeya amniga, kuwaasi oo uu tilmaamay in dhawaan ay howlgeli doonaan.

Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa tilmaamay in dhawaan tababbaro loo soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka daraawiishta, kuwaasi oo uu xusay in ka qeyb qaadan doonaan howlgallada degmooyinka qaar looga sifenayo Al-Shabaab.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Gudoomiyaha Gobolka Baay waxa uu  sheegay in Gobolka laga dareemayo horumar balaaran oo dhanka arrimaha bulshada ah, waxaana uu Tilmaamay in dhawaan ay bilaabeen dhismaha waddo muhiim ah oo bartamaha magaaalada Baydhabo ku taallo, isagoo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska xarumaha danta guud iyo waddooyinka magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in shirka dhawaan lagu qabtay Muqdisho ee looga hadlayay dhismaha dowladaha Hoose ay soo dhaweynayaan, isla markaana ay ka go’antahay inay hirgeliyaan qodobada shirka ka soo baxay.

DSC01231 DSC01237

Previous Post

Weeraro Qaraxyo ah oo ka Dhacay Brussels

Next Post

Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”

Next Post
Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”

Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay"Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In